Somali ๐ง Overcoming Anxiety Through Community Connections (Qaabka xiriirka bulshdaa uu kaaga gudbin karo walwalka)
Safiyo struggled with her mental health following her leg amputation. She overcame the challenges of her anxiety and depression when she began attending religious classes and built up connections within her community, allowing her to find joy in life.
Safiyo waxay la dhibaatoonaysay xanuuno maskaxeed sababo la xariiro xubin jirkeeda ka mid ah oo ay qaliin ku waysay. Si kastaba waa ay ka gudubtay welwelkii iyo welbahaarki hayay kadib markii ay bilawday qaadashada casharoย diini ah iyo inay soo dhexgasho bulshada taasoo ka caawisay inay ku noolaato nolol farxad leh.
About the storyteller
In this episode, our guest Safiyo shares how she overcame life challenges she has faced. She connected to the community and attended religious classes, and participated in gym activities which enabled her to improve mentally and physically, allowing her to live well.
Safiya waxay nala wadaagaysaa sida ay uga guulaysatay caqabadihii nolasha ee soo wajahay. Waxay soo dhexgashay bulshada, xaadirtay casharo diini ah, ka qeybqaadatay hawlo ay ka mid yihiin gym ka taasoo usuurto galisay inay ucaafimaado maskax ahaan iyo jir ahaanba oo ay hesho awood ay sifiican ugu noolaato. ย