Somali ๐ง Upskilling with Accessible Sewing Classes (Barashada xirfad harqaan tolid oo cid walba u fruan)
This program provides free sewing classes for all community members. It is a non-disability specific program that aims to build new employability skills to help people from culturally and linguistically diverse backgrounds to live well. It creates an opportunity for the community to have better connections and networks.
Waa barnaamij waxbarasho harqaan tolid lacag laโaan ah oo loogu talagalay bulshada qeybaheeda kala duwan oo dhan. Barnaamijkaan gaar kuma ah kaliya dadka baahiyaha gaarka ah qaba, ee waxaa loogu talagalay dhamaan qeybaha bulshada. Ujeedada barnaamijka waa in la dhiso xirfad shaqo abuur bulshooyinka dhaqan ahaan iyo luqad ahaanba kala duwan ee ka yimid wadamo kala duwan. Borogoraamka waxuu abuurayaa fursad in bulshooyinka ay yeeshaan xiriir wanaagsan iyo isdhexgal.
About the guest speaker
Fatuma is a program manager of Sunrise sewing classesย funded byย โ Belgium Avenue Neighbourhood Houseโ . She teaches sewing classes to the communities living in the Collingwood and Fitzroy areas. In this podcast, she shares how the community benefits from this program.
Fatuma waa maamulaha barnaamijka harqaan barashadaย Sunrise oo ay maalgalisayย Belgium Avenue Neighbourhood House. ย Waxay bartaa sida ย dharka loo tolo bulshada ku nool xaafadaha Collingwood iyo Fitzroy. Waxay nala wadaageysaa sida bulshada ay uga faaโidaysato barnaamijkaan taasoo faaโido inoo wada ah.