somaliyeed
Dhageyso wada hadalka ku saabsan dhaqanmada iyo luuqado kala duwan dalka Australia iyo dadka si fiican ula nool baahiyaha gaarka ah. Dadka baahiyaha gaarka qabo iyo kuwa kale ee khubarada ah waxa ay wadaagaan oo ah sheekooyin. talooying iyo ilo ku saabsan hawlaha laga heli karo iyo meelaha loo wada dhan yahay ee Australia.